Warka nin u dhashay Kuuriya oo rah cuney iyo waxa qabsaday. Wakaalada wararka ayaa soo warisey dhacdo si weyn looga hadalhayo dalkaasi oo cunida raha iyo cayayaanada kale ay can ka yihiin ama caadi tahay.
Wakaalada ayaa ku warantey in shan nin ay rah kala soo baxeen meel biyo fadhiisina kadibna casho ka dhigtEen maalintii ku xigtey, waxase dhiig matagey mid ka kamida oo suntan raha ku soo baxdey KADIBNA DHINTEY.
Isbitaalka odeyga 57 jirka ah ee ku dhintey ayaa sheegay in afarta kale suntu gaartey laakiin ay badbaadeen. Wakaalada ayaa intaa ku darteen in ragaasi ay cuneen dhowr nooc oo raha oo qaarkood sun halisa si daayaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay