22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Warka weerar uu qaaday ciidanka xooga dalka oo lagu diley argagixis halis ahaa

Warka weerar uu qaaday ciidanka xooga dalka oo argagixis halis ahaa lagu khaarajay. Ciidanka oo duhur cad dagaalama ayaa weerar ku qaaday deegaano hoostaga wadada isku xirta Xudur iyo Tiyeeglow. Argagixiska kooxda gaalaynta ayaa baad cad ka qaadi jirey dadka deegaanka uguna hanjabi inuu dili doono.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=AAT6LYZOHgc[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS