09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Warmurtiyeed ka soo baxay Puntland oo looga hadlay laba arimood

Shir ay yeesheen shalay gelin dambe golaha wasiirada ee maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ay diirada ku saareen sidii aanay diwaangalini uga qabsoomi lahayn gobolada Sool iyo Sanaag.

Shirkaas ayaa looga hadlay xiisada ka taagan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxa kale oo Puntland ka hadashay xaalada cakiran ee ka jirta doorashada Somaliya halkaas oo muran uu ka jiro sida ay u dhacayso.

gaasin-crisis[1]gaasin-crisis[1]

Waraaq qoraalaWaraaq labaad

Soo akhrintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS