Waxa warmurtiyeed laga soo saaray shirkii doorashada ee magaalada Muqdisho uga socday maamul jufeedyada oo qaarkood ay wataan kooxda XALANE iyo dawlada dhexe. Ma jirto maalin la isku raacay oo la qabanayo doorashada.
Waxase jirta in qoraalka lagu soo daray qodobo ay rabaan kooxda XALANE sida in barlamaanka daaqada laga saaro oo maamul jufeedyada ay welli noqdaan kuwa la hoos fariisto sidaana dawlad kuma shaqayn karto ayuu yiri Cali Calasow.
Haddaba hoos ka akhri qoraalka
Khudbada madaxweyne Farmaajo hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay