November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Warsengeli iyo Samaroon waxaan leehay wixiina goosta: Suldaan Dubad

Waa ogtihiin inaanu jirin wax la wada leeyahay. Suldaan Dubad ayaa amaanay beesha Warsangeli ee waxooda goosan rabta. Samaroon waan ku amaanayaa sida ay u diideen doorasho ku sheega. Reerkasta oo ISAAQA waxaan lehay nin wallow qorigaaga la noqo.



https://youtu.be/hyj5bitznCc



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS