Warshad kacdey oo ku taala Hargeysa ayaa lagu bilaabay xaraash. Warshada oo ay lahayd iskasshato ayaa laysku af-garan waayay sida loo wadayo waxana ugu dambeyn lagu heshiiyay in gebigeedaba la xaraasho. Qalabka la iibinayo ee warshada waxa ku jira riigag, motooradii laydhka, booyado iyo qaybta warshada ee soo saarta macmacaanka.
Maxamed Yuusuf
ARAABIBEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay