X

Wasaarada Ciyaaraha Somaliland oo xidhi doonta kooxo baasabooro ajaaniba wata oo ku ciyaaraya magacooda

Wasaarada Ciyaaraha Somaliland oo xidhi doonta kooxo baasabooro ajaaniba wata oo ku ciyaaraya magacooda isla markaana ka kooban hal jufo. Kooxdan ugu dambeysay ayaa iyagu tagey wadanka Abkhasiya oo ka go’ay jamhuuriyada Georgia ee Ruushkii hore.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.