14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasaarada diinta maamulka Somaliland oo ka hadashay wadaad boqolaal ku dabiibaya Hargeysa

Wasaarada maamulka Somaliland ayaa ka hadashay wadaad boqolaal ku dabiibaya Hargeysa. Wadaadkan ayaa biyo ku rushaynaya dadka badankiisa muuqaal laga soo duubey, waxa looga yimi ilaa gobolka Awdal.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS