18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasaarada qorsheyntu waxay tagtey dalkoo dhan oo ay ku jirto Somaliland: diiwaangelintu waa qayb ka mida qorsheynta

Raiisal Wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa qarxiyay in dawladiisu la shaqayso wasaaradaha maamul goboleedyada oo dhan oo xataa buu yiri wasaarada qorsheyntu ay tagtey dalkoo dhan. Dabcan diiwaangelinta ka socota Somaliland ayaa qayb ka ah wasaarada qorsheynta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS