18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Cadami oo yaraysi ugu jawaabay Puntland arinta markabka hubka wada: waa xoolo raacato aan cilmi lahayn+MUUQAAL

WP_20150131_016Hargeysa–Wasiirka Siilaanyo u qaabilsan difaaca Cadami ayaa yaraysi ugu jawaabey masuul ka tirsan Puntland oo ka hadlay oo ka hadlay markabka hubka sida ee uu sheegay in ilaa hadda ay aamusan yihiin kuwii hubka siday. Wuxuuna sheegay in ay ku dhiman doonaan Berbera iyaga iyo markabkuba.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS