01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir C/llaahi Dheere oo banaanka soo dhigey sirtii loo degay reer Awdal ee kaadh qaadashada

Wasiir C/llaahi Dheere ayaa banaanka soo dhigey sirtii loo degay reer Awdal ee kaadh qaadashada kadib markii dadka masaakiinta la jahwareeriyay oo lagu dheel dheelay si waqtiga loo dilo loona niyadjabiyo.

Wasiirka ayaa sheegay in aan looga hadheyn fadhiidnimada iyo ula kacnimada lagu sameeyay reer Awdal.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS