X

Wasiir Dubbe muxuu ku soo arkey huteelkii argagixisadu weerartay oo lamaane ku dileen

Wasiirka aad u firfircoon ee wasaarada warfaafinta Dubbe ayaa booqdey huteelkii dhiigmiiratada shabaab ay ku xasuuqeen ilaa 9 qof oo shacaba oo ay dhiigooda xalaashadeen. Kooxdu waa nafla caari guushana inagaa leh waanan fureynaa huteelka.


Geerida ugu naxdinta badneyd ayaa ahayd geerida lamaane dalka dibediisa ugu yimi inay ku todoba baxaan dalkooda hooyo. Fuaad iyo Farxiyo ayaa dalka dibediisa isku soo guursaday.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.