16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Faratoon oo ka gaabsaday warar sheegaya isku dhac ka jira iyaga iyo Itoobiya

Wasiir Faratoonka maamulka Somaliland ayaa ka gaabsaday afkana ka dhowray in uu ka hadlo warar sheegaya isku dhac u dhexeeya iyaga iyo Itoobiya.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS