09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Foosiya oo ka hadashay xaaladihii u dambeeyay ee cudurka Kooro

Wasiirada aadka u firfircoon ee caafimaadka marwo Fowsiya Abiikar ayaa ka hadashay xaaladihii u dambeeyay ee cudurka Kooro guud ahaan dalka. Wasiirada ayaa sheegtay in dad laga helay ay caafimaadeen, tirada guudna ay tahay 165. Waxay kaloo sheegtay in isbitaalka Banaadir ee dawlada isagna la isticmaali karo haddii loo baahdo





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS