13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Fowsiya oo qarxisay sida maamulka Somalilaan deeqdooda u soo doontaan

Wasiirka caafimaadka dawlada dhexe Marwa Fowsiya Abiikar oo ka hadleysay sida maamul goboleedyadu u qaybsadaan deeqaha daawooyin ee dawlada dhexe soo gaara  iyo arimaha kale ayay sheegtaan in maamulka Somalilaan soo doontaan waxooda. Hadday Xamar diidan waxay noogu yimaadaan dalalka jaarka ayay tiri.

Waxaa xusid inay maamulku laba wejiileyn kula dhaqmo dhalinta Hargeysa iyo Burco una sheegeen inay go’een oo dal yihiin.



https://youtu.be/BY6HEgfeuYw



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS