Wasiirka waxbarashada cusub C/llaahi Dheere ee maamulka Siilaanyo ayaa Boorama lagu soo dhaweeyay. So dhaweyntan ayaa dad badani dareemeen in ay tahay mid siyaasadeysan laakiin aan la garanayn halka ay ku jeedo. Ramaax ayaa sheegay in sidaa loo soo dhaweeyay uu u noqdo mid wax soo kordhiya. Wasiirka oo hadlay ayaa sheegay in uu u yimi xaflad qalinjabineed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay