X

Wasiir Hadliye oo sheegay in hub aanu u soo degin Axmed Madoobe laakiin maxaa u soo degay+MAQAL

Dubai–Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaan Hadliye ayaa beeniyay in uu maamulka ku meelgaadhka ah ee Kismaayo ee uu horkacayo Axmed Madoobe uu u soo degay hub. Dadka deegaanka ayaa ka qayliyay in hubkasta uu khatar gelin karo xaalada qabiil ee ka jirta Kismaayo iyadoo Axmed Madoobe ay dabada ku wadato Kiiniya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.