02/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir hore oo ka tirsanaa maamulkii Siilaanyo oo noqdey dirawal: anigu waxba ma dhicin

Wasiir hore oo ka tirsanaa maamulki musuqii ee Siilaanyo ayaa hadda noqdey dirawal. Cali Cilmi Geelle ayaa leh anigu waxba ma dhicin sidaas ayaa igu kaliftey inaan iska xamaasho.

Wasiirka ayaa hadda ku xamaasha gaarigiisa. Maxaan sameeyaa miyan iska fadhiyaa lix Sanaa ka soo wareegtay xilligaa wasiirka ahaa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=E5RjkZfuLL0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS