X

Wasiir hore oo reer Awdala oo Muuse Biixi ka calaacalaya: bal u yar kaadiya

Wasiir hore oo reer Awdala oo Muuse Biixi ka calaacalaya. Maxamed Mixile Boqore oo maamulkii Siilaanyo ka tirsanaa ayaa sheegay inuu isagu dhigey booska hadana uu dareensan yahay inuu taageereyaashiisa dhulka dhigey.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cPylDcUGmao[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.