29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir hore u caayay hablaha Hargeysa oo la sheegayo in xabsi loo taxaabay

Maamulka Somaliland oo ka mida maamulada ugu cadaalad xun uguna musuqa badan ayaa la shegaya inay xabsiga u taxabeen wasiir  Cabdi Guri-barwaaqo oo hadda loogu bedelay Cabdi madhan oo hore u caayay hablaha Hargeysa iyo geesigii Somaliyeed ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Ingiriiskuna u bixiyay wadaadka waalan.



Musuq ka weyni ma jirto marka hal wasaarad ayna jufada Muuse Biixi cidksle ku taraxin, waxanan dhalinta u sheegnaa inaan qaran nahay ayuu yidhi Xuseen Maygaag oo Hargeysa jooga.

Wararka Xabsiga Cabdi guri-barwaaqo oo hadda aan la xaqiijin ayaa hayay jagada warfaafinta ayaa dadka badankiisu qabaan inay tahay afka baarkiis oo loo dan leeyahay dadkale in lagu xadgudbo xaqooda.



Muuse Biixi ma xiri karaa inadeerkii, waryaa ummada been loo sheegin ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS