X

Wasiir ka hadley Somali Hargeysa loogu diidey inay salaada tukadaan

Wasiirka qorsheynta maamulka Somaliland ayaa ka hadley Somali dalkoodii loogu diidey inay salaada tukadaan. Sonalidan ayaa u shaqeeya hay’ado lacago kumanaan doolara ku soo qaata magaca Somaliyeed isla narkaana basaasiina oo jooga dhamaan dalkoo dhan.

Waxaad ka naxaysaa jawaabta uu bixiyay iyo awood darada ka muuqata lagamana hayo way qasban yihiin inay shaqaalahaas ka joojiyaan. Waxana jawaabtisa ka muuqata inuu la hadlayo wadanka uu ka dhiiban yahay ee Ingiriiska.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.