X

Biyaha webiga Shabeelle oo haddana laga qaylinaayo inay gudhaan

Dhawaan ayay ahayd markii magaalada Beledweye ay noqotey badweyn kadib markii nimcada Rabi ay xoog uga da’dey Somali galbeed ayna keentay biyo saaida oo dadka qaar qaadey, hanti farobadana lagu waayay.


Waxaan ka baqaynaa in biyo la’aani na soo foodsaarto sanadkan ayuu yiri Maxamed C/raxmaan oo ah nin beeralay ah. Webiga biyaha ku jira waa sii gudhaayeen in muddo ah ayuu raaciyay mana  jirin roob fiican oo da’ay sanadkii horaantiisa.


Somaliya ayaa ah dal barwaaqo ah waxaanse jirin dawlad xoogleh oo lagu fuliyo mashaariicda ugu muhiimsan dalka sida beeraha, caafimaadka iyo biyaha.

Magaalada Veledweyne iyo kuwa la midka ah ayaa noqon lahaa haamaha laga quudiyo dalkoo dhan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.