November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ee Kismaayo oo ku dhiiradey in uu Itoobiya yiraa looma baahna

Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ee Kismaayo ayaa ku dhiiradey in uu yiraa Itoobiya looma baahna xilli uu ka hadlayay shirka baaqdey oo uu ku sheegay in madaxweynaha uu ku mashquulsanaa furitaanka shirka Shabeelaha dhexe iyo Jowhar oo ka furmayay magaalada Jowhar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS