Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ee Kismaayo ayaa ku dhiiradey in uu yiraa Itoobiya looma baahna xilli uu ka hadlayay shirka baaqdey oo uu ku sheegay in madaxweynaha uu ku mashquulsanaa furitaanka shirka Shabeelaha dhexe iyo Jowhar oo ka furmayay magaalada Jowhar.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS