14/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir ka tirsan Somaliland oo sheegay in Xasan Sheekh saxiixay saldhiga Berbera

Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa qarxiyay in Xasan Sheekh saxiixay heshiis saldhig laga siinayo carabta magaalada Berbera. Xasan Sheekh ayaan welli ka hadlin sida ay wax u jiraan iyadoo lagu eedaynayo musuq maasuq kii ugu xumaa.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS