Wasiir ka tirsan xukuumada Xasan Cali Kheyre ayaa is casilay. Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa ah Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya. WAa wasiir aan inta badan lagu arkin saaxada wasiirada.
Wasiirada qaar dawlada Xasan Cali Kheyre ayaan jirin hawlo ama adeeg ay ku soo kordhiyaan ummada aan ka ahayn in ay buuxiyaan jagada jufadooda.
C/casiis Laftagreen ayaa sheegay in uu u mahadcelinaayo ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre islamarkaana uu go’aasaday in uu xilkaasi ka taggo si uu buuxiyo Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Koonfur Galbeed.
Maaha masuulkii ugu horeeyay ee baneeya booska dawlada si ay uga qaybqaataan jagooyinka maamulada dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay