20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir ka tirsanaa maamulkii Siilaanyo oo beertiisa qoto

Wasiir ka tirsanaa maamulkii Siilaanyo oo dib u bilaabay inuu qoto beertiisa. Dadka badankiisa ayaa iswaydiinaya inay ahayd in markii horeba aan loo magacaabin wasiir asagoo qaadanayay lacag masaakiin laga qatey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0YHInjqmW2A[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS