Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa sheegay in aan rabin xil uu ka qabto maamulka Somaliland oo lagu cuno xoolaha masaakiinta. Wuxuu sheegay intii uu ahaa wasiirka inuu ka bixi waayay xanuun ayna ugu wacneyd xoolaha masaakiinta ee soo galay.
Waxa caadiya maamulka Somaliland in la cuno xoolaha masaakiinta.
Muuse Biixi ayaa qaata 12 kun oo doolar oo mishahara halka gunada lagu qiyaasay intaa in leeg halka ku xigeenkiisa Saylici uu fadhiga ku qaato 7 kun iyo shan boqol oo mishahara iyo gunada oo aan xisaab lahayn.
Dadkan xooga looga soo qaadey lacagtan doolarka ah ayaan haysan hoy iyo caafimaad, kuna nool laba doolar maalintii iskaba dhaaf adeegyo loo fidiyee..
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay