22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir ka xumaaday sida qaabka daran ee loo dhisay garoonka Boorama: Injineero maaha+MUUQAAL

Boorama–Wasiirka ciyaaraha maamulla Siilaanyo ayaa ka xumaaday sida qaabka daran ee loo dhisay garoonka kubada ee Boorama iyo sida lacagta loogu cunay. Injineero maahayn kuwan dhisay garoonka lacagta ayay iska qaateen. Bal arka halkii dadka fadhiisan lahaayen ayay dhigeen badhtanka keeneen. Ma sheegin in uu dib u dhisi doono.

Maxamed Yuusuf

ARAABINREWS.COM