November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiir ku xigeenka caafimaadka maamulka Siilaanyo Xasan Daahir Dhimbiil oo London ku sugan iyo waraysi

Wasiirku xigeenka caafimaadka maamulka Siilaanyo Xasan Daahir Dhimbiil ayaa Londion ku sugan halkaas oo uu waraysi siiyay telefishanka Siilaanyo. Xasan Daahir ayaa wax laga waydiiyay socdaalo uu ku tagay Kiniya oo ku saabsanaa caafimadka.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM