Muqdisho–Iyadoo burburka dalka laga wada faaiideysanayo siyaabooyin farabadan ayaa waxa dalka yimaada dad ajaaniba oo aan lahayn wax tayo sheegtana cilmi ayna lahayn kana gurta Somalida boqolaal doolar waxna aan u qaban. Isbitaal cusub oo ay furteen Somali iyo Jarmal iyadoo Somalida laga dhaadhiciyay Jarmalkaa dhaqtaro fiican ayaa wasiir ku xigeenka caafimaadku ku qarxiyay una sheegay in taageero aad naga heli kartaan marka aad daawaysaan dadka aan waxba haysan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay