06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir lagu wareejay laba dugsi oo Awdala iyo xoghayaha UCid ee Awdal oo Siilaanyo IRAN ku canaantey

Wasiirka Waxbarashada maamulka Somaliland ayaa lagu wareejay laba dugsi oo ay hay’ado ka dhiseen gobolka Awdal sheegayna in ay ku dadaali doonaan in ay hawlgeliyaan. Dhinaca kale xoghayaha Ucid ee gobolka Awdal Cumar Daahir Cilmi ayaa la yaabay Siilaanyo oo diinta ka dhigey laba.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS