Waxa dalkaasi Masar maanta shaqada laga eryay wasiirkii cadaalada oo ku hadlay hadal aan munaasib ahayn isagoo iska dhigayas nin ku adag cadaalada oo aan xagiisa la soo marin Karin musuq maasuq iyo eex. Wasiirkan oo lagu magacaabo Ahmed al-Zind ayaa raiisal wasaaruhu shaqadiisa ka fariisiyay.
Wasiirkan ayaa laga soo xigtey in uu si toosa u yiri ” waan xiri xataa haddii rasuulkeenu CSW uu sharciga jabiyo”. Hadalkaas oo aan ahayn hadal yar waayo rasuulkeena ma dhacayso in uu sharci jabiyo.
Wasiirka ayaa is gartey in uu gafay wuxuuna isla markiiba u toobad keenay RABIGIISA oo uu cafis waydiistey isla markaana uu bixiyay raaligelin. Waxase markiiba eryay raiisal wasaaraha.
Waxase aanan cafiyayn dhiigmiiradka argagixisada oo ugaadhsan doona. Masar ayaa ku jirta sida dalalka kale in dhiigmiiradku daadiyo dhiigooda oo dalkana burburiyo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay