22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal oo afur u sameeyay qaar ka tirsan odayada magaalada iyo Ramaax

Boorama–Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal ayaa afur la qaatay qaar ka tirsan odayada magaalada intooda caaqilada ah iyo bah kale. Kulankan ayaa dadka indha indheeya ku tilmaameen mid lagu heshiisiinayay oday dhaqameedyada iyo Ramaax oo war xun ka faafiyay gobolka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM