Wasiir Maxamed Kaahin ayaa ka hadlay dagaalka beeshiisu ku jirto ee Ceela-Afweyn. Dagaal beeleedkan mudada soo socdey ayaa u dhexeeya beesha Jeegaanta iyo Habaryoonis (ISAAQ).
Wasiirkan iyo Muuse Biixi ayaa lagu eedeeyay inay hubeynayaa beesha Jeegaanta ee ay kuwada jiraan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vOrlNOSRkDU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay