Wasiir Maxamed Kaahin ayaa raba inuu xiro dhawacyada dagaalka Ceel-afweyn ee beeshiisu kula jirto beesha fudoomiye Ciro. Burco ayaa dhawaan lagu qabtey gaari hub u sida oo isla markiiba la sii daayay caaqil watay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tPLC9_VtYq0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay