16/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Maxamuud Saajin oo reer Awdala oo diidey inuu dabadhilif u yahay Muuse Biixi

Wasiirka reer Awdal ee ku jira maamulka Muuse Biixi ee Maxamuud Sacad Saajin oo shalay lahaa buuraha qoriga ka dejiya ayaa diidey inuu dabadhilif u yahay maamulka. ”War ma arko cid ka hadlaysa kacdoon diidka marka miyaan isku wada raacsanahay ayuu yiri. Wuxuu sheegay in la bilaabayo wadada xoriyada ee Boorama ilaa Saylac.



https://youtu.be/GEaE1KwolfE



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS