November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiir reer Jabuuti ah oo dhawaan Siilaanyo bedelay oo Jabuuti ku geeriyooday

Wasiir reer Jabuuti ahaana wasiirkii hore ee ciyaaraha Cabdilaahi Faarax Maydhane ee dhawaan laga badalay wasaaradda ciyaaraha ayaa ku geeriyooday wadanka Jabuuti.

Waxaana marxuunka lagu aasayaa sidda warar hoose sheegayaan magaalada jabuuti xukumadda siiraanyo ayaan wali maqal geerida wasiirkii ka tirsanaa golaha wasiiradda Siilaanyo.

Marxuunka ayaa lagu xasuustaa in uu wakhtigii uu wasiirka ka ahaa wasaaradda ciyaaraha la qabtay koobkii goboladda Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS