Wasiir u xanaaqay Mukhtaar Roobow ayaa sheegay inuu iscasilay. Wasiirkan oo ay isku jufo yihiin argagixis Mukhtaar Roobow ahaana wasiirka gaadiidka ayaa wasiirada ku jirey liistada la eryaayo maadaama uuna waxba soo kordhin.
Cabdifitaax Ibraahim Geeseey ayaa warkaan is casilaadiisa ku saabsan ka sheegay shir sharaa’id oo uu goor dhaw qabtay, waxa uuna ku nuux nuuxsaday in sharciga uunan qabin in xukuumada ay farageliso maamulka Koofur Galbeed.
Argagixisada Taageersan Muhktaar Roobow ayaa dejiyay calanka Somaliya halka ay sudheen kooda. Waxase lagu guuleystat in laga qabto dhacabka Baydhabo oo u baahan degaansho siyaasadeed oo ay ku wataan hawlahooda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay