X

Wasiir ummada Muslimka in lakala gooyo ogol dhalintana u diidaya xaflada sannadka 2018

Wasiirka diinka Somaliland ayaa ogol in bilaha milaadiga lagu qaato mishahar wuxuuse amrey huteelada magaalada Hargeysa inay xidhnaadaan caawa oo aan la samayn wax dagaaldega sanadka cusub.

Wasiirkan ayaa ogol in umad Muslim ah cadaawad la dhexdhigo weligiina ka waanin maalinta 18 May inay sameeyaan xaflado noocana oo lacag ku khasaarto xumaatana lo hadlo. Shareecadu markan ma jirto miyaa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=zpCSRIcwRig[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.