X

Jawaari oo markale sharaxay diidmada codsigii xeer ilaaliyaha ee xasaano kala noqoshada

Jawaari ayaa markale diidey codsigii xeer ilaaliyaha ee xasaano kala noqoshada laba xildhibaan oo lagu tuhusan yahay inay ku jiraan qarandumis iyo khiyaano qaran.

Warqad qoraal oo uu soo direy ayuu ku sharaxay sababaha aan xilligan loogala noqon Karin xasaanada ama soo jeedin loo samayn Karin.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.