18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir xanaanada u qaabilsan maamulka Siilaanyo oo si xun u bahdilay golaha deegaanka Boorama

Boorama–Wasiirka xanaanada maamulka Siilaanyo ayaa si xun u bahdiley golaha deegaanka Boorama mar uu la hadlayay. Wasiirka oo xanaanada u qaabilsan ayaan la garanayn waxa u geeyay hawl aanu shaqo ku lahayn. Wuxuu yiri malaha waxa la qaatay in aan gobolada idin gayno kuwo kalena badalkiina aan keeno si aad u waayo aragtaan.

WP_20150608_012

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM