08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirada caafimaadka dawlada Somaliya ayaa booqatay dadkii ku dhaawacmey qaraxii argagixisada shabaab+MUUQAAL

WP_20150221_014Muqdisho–Wasiirada caafimaadka dawlada Somaliya ayaa booqatay dadkii ku dhaawacmay xasuuqii argagixisada shabaab u gaysatay dad gudanaya waajibkii Alle salaadii Jimce ee shalay. Dhaawaca ayaad ka naxaysaa sida ay u gubteen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS nagala soo xiriir araabimedia@gmail.com