11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirada caafimaadka iyo arimaha dibeda Somaliya oo sagootiyay dhaawac loo qaaday UAE+MUUQAAL

WP_20150301_021Muqdisho–Wasiirada caafimaadka iyo arimaha dibedda ee dawlada Somaliya ayaa sagootiyay dhaawacii huteel central ee argagixisada shabaab xasuuqa ugu gaysatay dadku jira cibaadada rabi. Wasiirada caafimaadka ayaa xaqiijisay in ay dhinteen laba ruux ayna rajaynayaan in aad dadkale dhiman.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS