Wasiirada caafimaadka Fowsiya Abuubakar ayaa booqatey dhaawaca isqarxintii argagixisada huteel Naasa hablood halkaas oo warbixin ay dhegeysatey kadib ay ka hadashay sida ay wax u jiraan. Wasiirada ayay tiiraanyo ka muuqatey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS