X

Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo Maxamuud C/llaahi Cali (Caanauug) oo booqdey Maygaagle

Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Khaatumo C/llaahi Cali Caanauug ayaa booqdey Maygaagle oo ka tirsan Buuhoodle halkaas oo u codsi u direy reer Khaatumo si baahiyaha jira ay kala qayb qaataan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.