X

Wasiirada caafimaadka oo booqatey dhaawaca isqarxintii argagixisada huteel Naasa hablood

Wasiirada caafimaadka Fowsiya Abuubakar ayaa booqatey dhaawaca isqarxintii argagixisada huteel Naasa hablood halkaas oo warbixin ay dhegeysatey kadib ay ka hadashay sida ay wax u jiraan. Wasiirada ayay tiiraanyo ka muuqatey.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.