Wasiirada caafimaadka ayaa booqatey dhaawacyada xasuuqii Soobe ee Suudaan. Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa booqasho kala duwan Isbitaalada Royal Care iyo Al-mucalim.
Isbitaaladaas ayaa waxa jiifa dhaawacyadii xasuuqii Soobe ee argagixisada Shabaab. Wasiirka Caafimaadka oo la hadleysay Warbaahinta ayaa u Mahadcelisay dhammaan dhaqaatiirtii la tacaalayay bukaanada kala duwan iyo sidoo kale Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo iyagana xil gaar ah iska saaray sidii ay u garab istaagi lahaayeen Walaalahood.
C/llahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay