X

Wasiirada caafimaadka oo booqatey dhaawacyada xasuuqii Soobe ee Suudaan: SAWIRO

Wasiirada caafimaadka ayaa booqatey dhaawacyada xasuuqii Soobe ee Suudaan. Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa booqasho kala duwan Isbitaalada Royal Care iyo Al-mucalim.



Isbitaaladaas ayaa waxa jiifa dhaawacyadii xasuuqii Soobe ee argagixisada Shabaab. Wasiirka Caafimaadka oo la hadleysay Warbaahinta ayaa u Mahadcelisay dhammaan dhaqaatiirtii la tacaalayay bukaanada kala duwan iyo sidoo kale Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo iyagana xil gaar ah iska saaray sidii ay u garab istaagi lahaayeen Walaalahood.



C/llahi Warmooge

ARAABINEWS

 



admin:

This website uses cookies.