November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirada caafimadka oo ka warantey kiisas cusub iyo tirada guud ee Kooro

Wasiirada caafimaadka Somaliya marwo Fowsiya Abiikar ayaa ka hadashay kiisaskii u dambeeyay ee cudurka Kooro iyo tirade dadka laga helay oo korodhey. Waxay sheegtay in laba qof oo cusub ay u geeriyoodeen, taas oo tirade dhimashada ka dhigeysa 7.



https://youtu.be/fK5HRGZ_slA



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWWS